Introduction: This is a tiktok video published by Shaahid 3eeZaani. The video has now received more than 22.0K likes, 250 comments and 1.4K shares. It is deeply loved by fans. The following is the specific data and similar videos. Address, you can complete the operation on this page by clicking play or bookmarking the video.
Jirka hadaad ka xanuunsato, waa lagu daweeyn lkn shaksiyada hadaad ka xanuunsato, wee adkaan sida aad dawo ku hesho illa aad alle isku xirto Mooyee, qof maskixiyan ama shakhsiyan u xanuunsan wee adkaan si uu alle Isugu xiro. Xanuunka ruuxda waxa kamid ah Cabsi joogtaa Hurdo xumo Isla hadal ama la hadal waxa aaan loo jeedin Dabeecad badal, mar farxasan, mar ooynaya mar xanaaqsan. Feejignaan la’aan dhaqan xumo, (ADHS) Hoowl qasab u qabasho Cuno xumo Dhaga xanuun (sida inaaad Sharqan maqleeysid) Jir xanuun Kaasoo aadan micneyn Karin Ku fakirka inaad nafta nacday Isku sawirid inaad is disho Caro joogtaa Qosol joogtaa Iyo kuwo tiro baran Iska warqab sameey oo jirkaaga dhageeyso. Qor waxyaabaha kugu cusub ee kula soo darsa, kuna dadaal inaad badasho. . Caafimaadkaaga u fiirso Qor waxa ku mashauuliya, waxa ku daaliya, waxa kaa xanaahiya, xalne u raadi. . Hanti waaad heli kartaa, qof cusub waad baran kartaa lkn naf cusub oo nadiif ah heli meeysid ilaaa aad hada is nadiifiso mooyee.
Duration: 63 sPosted : Sun, 18 Feb 2024 19:40:47Views
168.9KDaily-
Likes
22.0KDaily-
Comments
250Daily-
Shares
1.4KDaily-
ER
13.99%Daily-
Latest Videos
Similar Videos
Watch moreMore Videos
Watch more