shaahid_beesaani TikTok
Check out shaahid_beesaaniTiktok analytics report
Shaahid 3eeZaani
@shaahid_beesaani-
Global Rank268.97K
Followers388
Videos38.21M
Views5.36M
LikesRelative Keyword
Influence analysis
shaahid_beesaani tiktok Introduction
shaahid_beesaani is a tiktok influencers from the Denmark with 268972 followers. His/her video classification is Public Figure in tiktok. Many people who follow him/her are because of his/her classification. He/She has published more than 388 videos, with a cumulative total of 5356443 likes, and a total of 268972 fans. In the current tiktok ranking in the United States, he/she ranks No. Denmark and ranks No. globally.
Here are some more information about shaahid_beesaani:
tiktok homepage link:https://www.tiktok.com/@shaahid_beesaani
Instagram:unknown
Youtube:unknown
Twitter:unknown
shaahid_beesaani's pricing:
Nano: $50–$300
Micro: $300–$1,250
Mid: $1,250–$3,500
Macro: $3,500–$12,000
Celebrity: $12,000+
Also, the most commonly and popular used tiktok hashtags in shaahid_beesaani 's most famous tiktok videos are these:
#fyp #foryou #dlaciebie #viral #dcb #fy #tend #foryoupage #obsessed #makeup #makeuptutorial #sheingals #shein #sheinEu #leo
In the past 30 days, he/she has released for following 2 videos, 224300 views, 31200 likes, 373 comments and 1495 shares
not only that.
His/her average playback of each video reached 112150, an average of 15600 likes per video, an average of 186.5 per video, and an average of 747.5 sharing times per video.
His/her best and the first three best videos played 123000, 224300, respectively. These three videos are:Naftaada gacantaada, haku baabi‘in. -; Baryada, baryaaa ka horeeysay, (eraygaas hadaad fahanto eyadoo aan laguu sharaxin, qof feejigan oo maskixiyan u furan baa tahay ? . Baryada ee maanta ku baryayaan, taada ayaa ka horeeysay, bal inee mar ku fahmaan ama kuu soo dabcaan. . . Wax yaabaha qaar marka aad iloowdo, sida dhacdooyinkii foosha xumaa, ee kusoo maray taa micnaheeda ma ahan inee maskaxdaada wax ka qaldanyihiin, ama aad iloowsho badan tahay ee abuurista jirkeena ayaaa ah mid lala fajaco, . Si maskaxdeenu u badbaado wee ogatahay waxyaaabaha halista ah ee soo maray, taas ayaa sababeeyso, ineeysay dib unxasuusan, boholadii, jabadyadii iyo halaqmareenadii ee kasoo badbaaday. . . Hadaad maskaxdaada la tashan laheeed qalbigaagana dhageeysan laheed, damac nafeed kuma hogaamiseen. . .
Published videos
Baryada, baryaaa ka horeeysay, (eraygaas hadaad fahanto eyadoo aan laguu sharaxin, qof feejigan oo maskixiyan u furan baa tahay ? . Baryada ee maanta ku baryayaan, taada ayaa ka horeeysay, bal inee mar ku fahmaan ama kuu soo dabcaan. . . Wax yaabaha qaar marka aad iloowdo, sida dhacdooyinkii foosha xumaa, ee kusoo maray taa micnaheeda ma ahan inee maskaxdaada wax ka qaldanyihiin, ama aad iloowsho badan tahay ee abuurista jirkeena ayaaa ah mid lala fajaco, . Si maskaxdeenu u badbaado wee ogatahay waxyaaabaha halista ah ee soo maray, taas ayaa sababeeyso, ineeysay dib unxasuusan, boholadii, jabadyadii iyo halaqmareenadii ee kasoo badbaaday. . . Hadaad maskaxdaada la tashan laheeed qalbigaagana dhageeysan laheed, damac nafeed kuma hogaamiseen. . .
00:18Sida aad u noolaan laheed in lagu sheego, waxee dileeysaa jiritaankaaga iyo dadnimadaada. - Sida eeysan eyagu sameeyn laheen adigu ha sameeyn - Waxa kuu wanaagansan cida ogaan karto waaa adiga, wayo dareen gooni ah baad leedahay. - Dab hadaa ku istaagto cida gubaneeyso eyaga ma ahan - Is dhageeyso oo waxa ee calooshaada kuu sheegin ku dhaqaaq - Hadaad wax qalado ha is canaanan qaladku waxuu kamid yahay nolosha -
00:54Isqiimeeyn nafsadeed. Waa hab Lagu Qiimeeynayo ama laga felcelinaayo fikradaha , dareemaha, Iyo Waxa Uu Qofi rumeeysanyahay, ama dabeecadihiisa Iyo Qibradaha uu leeyahay. Waxee sahashaaa in qofku dib u Jaleeco, nololmaalmeeekiisa Iyo qaabka uu u noolyahay, asoo si Qoto Dheer u fahmaayo awoodiisa waxa dhiiri Galiya, meeelaha uu ka jilicsan Yahay Iyo meelaha uu hormar ka sameenayo. Halkaan Waxaan Kuula wadaagin qodobo Muhiim u ah is Qiimeeynta nafeed ama Dib isu laabashada Shakhsiyadeed 1. Maxee tahay Hadafka loo Sameeyo inaad is xisaabiso? - Iska war qab ( Waxa Kuu Wanaagsan Iyo Waxa Kuu Xun ) - Go’aan Qaadasho - Dhibaato Xalin (mid famil mid Asxaab Iyo mid xiriirbo) - Hagid Dareenkaaga ( inaadan isl Markii caroon, ama aadan isla marki waxaadan Rabin haye dhihin ) Intaa qodob waxee Sahlin, in Aad Qiimo Yeelato, in aad ahmiyad Siiso Waxa muhiim kuu ah, maskax furan Iyo nolol dhameestiran 2. Habkee Loo Sameeyaa? Waxaa Jira Habab Badan - 2.1 sidaa Inaad (Journal) Qoris sameeyso Adoo Buug Soo Qaadanayo, qoraya Waxa Ku dhiba, Waxa Ku Farxad Galiya, Waxa Ku Hortaagan, waxa ku cabsi galiya, - 2.2 Xasilooni ( Kaligaa Meel fadhiiso Ku mashquul Neeftaada Adoo sanka kaliya ka Neefsanaayo 5 ilaa 30 daqiiqo maalintii kugu Filan ) xasilooni badan ayaad dareemi doontaa iyo degenaan - 2.3 Dadka xog ka raadi sida ee Kuu arkaan Waliba Kuwa ilbaxa ah ee dareenka bini aadam leh. Weeydii waxa ee wanaag u Arkaan dhankaaga Waxa ee xumaan u arkaan Waxa sixid u baahantahay dhamaaan jawaabaha lagu siiyo u qaado inaad isbadal doon tahay ee ha u qaadan inee kula xifaaltamayaan. 3. Su’aale noocee ah la is weeydiiyaa Si’aad u fahanto Dareenkaaga, Dabeecadada Iyo fikradahaaga si’aad u Hesho Fal Celin Nafsadeed ? - Waa maxay laf dhabarta Waxa Aan rumeeysnahay Iyo qiimahooda, (sida Daacadnimo, Naxariis,Aqoontaada, Damiirkaaga, hab Dhaqankaaga, siyaadadaada Iyo dadka Waxa Aad Ka aminsantahay) - Halkee Baan Ku Liitaa halkeesa Ku wanaagsanahay ? - Maxaa i dhiiri Galiya maxaasa i Farxad Galiya ? - Waa maxay hadafyadeeda Sanadaha dhow Iyo sanadaha Danbe - Sidee Oga Fal Celiyaa Caqabadaha ? - Sidee Baan Isugu xiraa Ficiladeeyda qiimaheeyga iyo hadafyadeeyda ? - Sidee bee dadka ula xiriira ? Sideeysa iila Dhaqmaan ? - Maxaa is badal ama hormarin nafeed aan sameeyaa? (Xiriir ALLe, aqoon , hanti) Faa’iidada Loo Sameeyso is qiimeynya Waxaa Ku Kordhaya - caqligaaga - Waxa ka Feejignan Lugooyo - Sabar/dulqaad dheeri ah - Masuuliyad - Ixtiraam Nafsadeed Walahi Nasiib ayaad leedahay hadaad Intaa fahanto. Sadex mar Akhri Isla markii Koboc Maskaxadeed baad dareemin. . Soo Qor waan iska fal Celin Doonaa maalin walba Koleey daqiiqad ku tahay.
00:17Ramadaan kariim . Sir baaan kuu hayaaa . - - Dadku qoraalka ma akhriyaan lkn adiga sirtaan wee kusoo gaadhay, maadaama aad qoraalka akhriso, sirta si ee noogu koobnaato, wiil ahoow ama gabar cidne hala wadaagin. . . Qof haduu kuu soo laabto waxaa soo celiyay baa la dhahaa sadex wax . 1. cidlo inee dareemen 2. inee arkeen, dad kala haray oo isku laabtay 3. ineey qorshe kala leeyihiin. . . Qofne bilaa sabab kuma soo laabto. . . Qoraalkaan inaadan arag iska dhaadhici . Soo qor (aaaheeey)
01:40Eeyaha marka aad Kawada hadleeysaan. marka aad eeygaaga amaanto kiisana ma amaanayo Isla weeyni iyo daciifmimo ku jirto oowgeed. Micnaha wax liita, hadaad u amaanto waa ka nabad helin. - - Hadaadan muhiim oo isla weeyn isku arag share like komment ka muuqo, ama whatspp status igu sharaf. Iskalama weeeyni inaan sidaa kuula hadlo ee is garo -
00:51Marka aad dareento inaad daashay marka aad dareento in waqtigu kugu dheeryahay ka maqnaanshahoda, la joogoodane waqtiga kugu gaabanyahay, marka aad dareento in dhaqaalahaaga inta kuso Gasha iyo inta kaa Baxda, in inta kaa baxdo badantahay ama inta naftaada gasho ee ka badan tahay inta aad bixiso, waa marka la rabo inaad xuduud sameeysato, Dibna aad isugu laabato. . Waxa, aad daalka iyo rafaadka u mareeyso, qofbaa lagu baryaaa. . Waxa aad u ilmeeyneeyso ama aad u hurdi la’dahay ama cunuhu kula kala go’o, qofbaa dhibsada. . Wax inaad heli weeydo Haka Baqin ee ka baq inaad dareenka iyo damiirka weeydo. . Dhadhanka iyo Cunada yaa muhiimsan ? Qof aan waxba u dhadhamin cuno waxba uma tareeyso, ee dhadhanka nafeed ha Isaga dheelin, adooo naftaada bahdilaaya. . Marka aad muhiim isku aragtid bee muhiim ku Arkin, muhiim aan Isla weeyneeyn lkn is sharfa. . 🥜🥜🥜🥜🥜🥜🥜 emojigan soo hel
00:10Dadku, eyagu hakugu dhegaan, inta aad ku dhagi laheed, marka kaliya ee kugu dhagayaan wa marka aad isku filnaansho gaarto, sida dhaqaalo, karti, inaad dulqaad leedahay, ismashquulin karto, qorshooyin kuu degen yahay maalintaaduna tahay mid nidaamsan, , Hal hooowl kaliya hadaad isku mashquuliso waa luntay . Maalintii shan hoowl ugu yaraan qabo . Aqoon raadis Jimicsi Cuno karis Dhaqaaale samen Nashaho waqti gooni kuu ah (meditation, joga, ama duurka aad ) . . moobeelkaaga emojigaan ma leeyahay ?🍘
01:43Jirka hadaad ka xanuunsato, waa lagu daweeyn lkn shaksiyada hadaad ka xanuunsato, wee adkaan sida aad dawo ku hesho illa aad alle isku xirto Mooyee, qof maskixiyan ama shakhsiyan u xanuunsan wee adkaan si uu alle Isugu xiro. Xanuunka ruuxda waxa kamid ah Cabsi joogtaa Hurdo xumo Isla hadal ama la hadal waxa aaan loo jeedin Dabeecad badal, mar farxasan, mar ooynaya mar xanaaqsan. Feejignaan la’aan dhaqan xumo, (ADHS) Hoowl qasab u qabasho Cuno xumo Dhaga xanuun (sida inaaad Sharqan maqleeysid) Jir xanuun Kaasoo aadan micneyn Karin Ku fakirka inaad nafta nacday Isku sawirid inaad is disho Caro joogtaa Qosol joogtaa Iyo kuwo tiro baran Iska warqab sameey oo jirkaaga dhageeyso. Qor waxyaabaha kugu cusub ee kula soo darsa, kuna dadaal inaad badasho. . Caafimaadkaaga u fiirso Qor waxa ku mashauuliya, waxa ku daaliya, waxa kaa xanaahiya, xalne u raadi. . Hanti waaad heli kartaa, qof cusub waad baran kartaa lkn naf cusub oo nadiif ah heli meeysid ilaaa aad hada is nadiifiso mooyee.
01:03TODO LO QUE TENGO QUE HACER🥺 TE UNO A WASSAP SI ME PASAS ESTE VIDEO POR INSTA: CARXLOSC #fyp
00:23TODO LO QUE TENGO QUE HACER🥺 TE UNO A WASSAP SI ME PASAS ESTE VIDEO POR INSTA: CARXLOSC #fyp
00:23Similar Talent
eleanor
@e1eanorj351.72K
Followers
510
Videos
Foodies @
@foodies_00.99325.42K
Followers
1.16K
Videos
Rindu
@pecintabiru310.61K
Followers
1.98K
Videos
Sad sounds🪐
@sadd.sounds308.34K
Followers
166
Videos
ห้าบาทสิบบาท ขายหมด
@gin08ger277.87K
Followers
84
Videos
prachiladke
@prachiladke273.12K
Followers
1.01K
Videos
Tay Prawpan
@tayprawpan269.24K
Followers
736
Videos
Thoa Cao✅
@thoacao996262.63K
Followers
515
Videos
AndreaG🦋❤️🔥
@andreaguardado_261.96K
Followers
1.55K
Videos
Naira
@naycsecret260.52K
Followers
7
Videos
Other Talent
sweety_db
@sweety_db482.22K
Followers
182
Videos
Adrián Vicent 🤟🏻
@adrianvicent455.49K
Followers
693
Videos
Spiky XD
@spiky_xd100.28K
Followers
1.24K
Videos
♡°☆ Ann 🌷🍡🍄 °☆ ☁️
@annkristeeyl50.99K
Followers
434
Videos
Yuss
@yuss19876.24K
Followers
453
Videos
Auucakk
@auucakk_906.01K
Followers
132
Videos
อ้นใหญ่
@aonyai4.93K
Followers
316
Videos
cira ᡣ𐭩 ྀིྀ
@wnshra._4.12K
Followers
3
Videos
Nur syam
@nursyam_wps3.48K
Followers
153
Videos
ลูกเกดมินิมาร์ท
@lookked_minimart3.04K
Followers
290
Videos