Introduction: This is a tiktok video published by Mustaf Samawade⭐️. The video has now received more than 3.4K likes, 49 comments and 22 shares. It is deeply loved by fans. The following is the specific data and similar videos. Address, you can complete the operation on this page by clicking play or bookmarking the video.
Qof walba mantay dunidan saran wuxu bartaa Dad xun sido kale wuxu bartaa Dad wanagsan. Bini Adamka Qofka wanaagisa waxey shegan marku geeriyoodo weyna qariyan intuu nool YahaY wana dabecadooda somali Ahan marka lo firiyo Quen safa waxey ka mid eheed Dadkii ebed ugu wanagsanay aan Bartay misana wada Shqeyn na dhax martay. Dhiri galin ixtiram Aan ka helay Runtii wanagaaga iyo waxad Gasho hadan qeexo ma garan inta sano ey dadka ku qadan donto Aqrinteeda. wllhi waa gabar ilaalisa xirirka rabbiged ka dhaxeya si walba aan wax u dubeyno ama aan shaqo ugu jirno waxey eheed Qofka is taga joojiya markey maqasho Aadanka salada masha allah alle haku xifdiyo Abaayo waa gabar karti iyo maskax rabbi ku deeqay Ka duwan sida u fakiran Asaged mel Dher hiigsaneysa dhiri galintaadi Abal kaga hayaa masha allah wallshey farxad Ayey i ehed dunidan Adiga inaan kugu barto guuleyso mel walba aad joogto Farxad Ayeyna i tahay guuulaha Quruxda badan aad gaartay in ka badanna waan ku Rajey Naya. hore u socoH Ciid wanagsan FG: reer masarow ilaaliya xidig ba idin la jogteee #mustafsamawade #somalitiktok #duet @Quen👸🏻 safa 🎥
Duration: 58 sPosted : Thu, 11 Apr 2024 17:46:02Views
30.6KDaily-
Likes
3.4KDaily-
Comments
49Daily-
Shares
22Daily-
ER
11.24%Daily-
Latest Videos
Similar Videos
Watch moreMore Videos
Watch more